Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulkiisa ayaa maalin kahor booqasho ku tegay...
Shirkan oo ka soconayay degmada Afgooye muddo labo maalin ah ayaa maanta la soo gaba gabeeyay, waxaana goob joog ka...
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee xukuumada Soomaaliya oo muujinaya kaalinta ay ka qaadan karaan waxka qabashada abaaraha iyo dhibaatooyinka...
Duubab dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin kale oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiran iyo Shabeelaha dhexe ayaa shalay si diiran loogu...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow oo la hadlay Radio...
Muqdisho, 29 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah...
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi kasocdey Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa oo...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka warbixyey howlgallada lagu adkeynayo ammaanka Caasimadda kuwaasoo ay wadaan Ciidanka Dowladda Soomaaliya Guddoomiyaha maamulka gobolka...
Dadka ka soo qaxay dagaalada dalka Yemen ee deegaanka ka dhigtay safaaradda dowladda Yemen ay ku leedahay magaalada Muqdisho oo...
Ciidamada Ammaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta gacanta ku dhigay Sadax nin oo Ajaanib ah kuwaas oo ka barbar dagaalamayay...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho