Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sheegay in dagaallada maleeshiyada Al-Shabaab ay ka wadaan deegaanno...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal ay ku gaareyn Deegaanno ka tirsan Goballadda Sool...
Waalidiin dhalay carruur ku dhimatay Tuulo lagu magacaabo Jiira Madoow oo qiyaastii 18KM dhinaca Koofur Galbeed ka xigta Demaga Caabduwaaq...
Mogadishu, 19 Maarso 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday hay’adaha samafalka inay gargaar gaarsiiyaan dadka ay saameeyeen abaaraha...
Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen xalay abaara sideeddii fiidnimo markii rag hubeysan ay weerareen...
Wararka ka imaanaya gobolada Jubada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay dileen ugu yaraan saddex qof oo rayid...
Agaasimaha wakalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Maanta Booqday Xarunta ay wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ay ku leedahay Magaalada Nairobi. Agaasimaha...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee Radio Muqdisho iyo SNTV ayadoo todobaadkan uu barnaamijka...
Dagaalo kale oo goos-goos ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta mar kale ay ka dheceen deegaannada gobolka Nugaal halkaas...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho