Xarunta qaramada midoobay u qaabilsan ka jawaabidda xaaladaha deg dega ah ee loo soo gaabiyo (CERF) ayaa sii deysay war...
Agasimaha Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Wasarada Warfafinta Somalia Mudane Cabdiraxiim Ciise Caddow oo howla shaqo u jooga waddanka Jabuuti ayaa...
Shir looga hadlayay qaab dhismeedka ciidanka booliska soomaaliyeed oo uu ka soo qeyb galay wasiirka Amniga gudaha soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed,...
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow uu gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka...
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo ay weliyaan saraakiil isugu jira boolis, Soomaali iyo AMISOM, iyo...
Muqdisho, 23 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,...
Mashruuc lagu Dhisayay Waddo isku xirta Xaafado ka mid ah Magaalada Beydhabo oo muddo socday Dismaheeda ayaa maanta la soo...
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa maalmihii dambe wadday qorshayaal lagu adkeynayo amniga caasimadda taas oo saldhig u ah sii socoshada Horumarka...
Booliska dalka Beljamka ayaa baadi goobaya nin la rumeysan yahay in uu ka dambeeyay qaraxyadii Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels...
Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka ayaa duqeeyay goobo ay ku sugnaayeen kooxda Argagixisada ah ee Alqaacidda ee Gacanka Carabta gobolka Buuraleyda Yaman....
Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...
Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho