Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo...
Hay'adda Adeegyada Bani'aadamnimada iyo Horumarinta ee Ileys (IlEYS) ayaa Dagmada Xarardheere ugu soo gabagabeeysay Bulshada Dagmadaasi tababar ku saabsan ilaalinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortagay Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka codsaday in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hor tegay Baarlamaanka labada Aqal ayaa jeediyay khudbado dhinacyo badan...
Ka dib markii ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay sidaa codsatay, ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ku...
Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa hawgalladiisa billaabay shalay oo ay taariikhdu aheyd 1 November, isagoo...
Iyadoo markale laga jawaabayo codsi ka yimid shacabka iyo maamulka Degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ee ahaa in gargaar hay'adda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamud Macallin Cabullaahi iyo Madaxa isku duwida Howlaha Beniโaadannimada ee Qaramada Midoobay ahna ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho