Muqdisho, 29 May 2016 (Villa Somalia)--- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi...
Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudlaawe ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay korortay tirada ardayda sanadkan u fariisatay imtixaanaadka...
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika ayaa kulan kula qaadatay Jaaliyadda Gobolka Limpopo Magaalada Polokwane ee dalkaasi xilli ay safarro shaqo...
Wakiilka gaarka ah ururka midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco Madeira ayaa booqday xafiiska hay’adda dhaqancelinta dhalinyarada ka soo...
Kulankan lagu qabtay Magalaada Nairobi oo ay soo qaban qaabisay Hayadda Kobciye ayaa waxaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa...
Shirkan oo maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxaa furey ra'iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi, iyadoo ay...
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta sii daayey ilaa iyo 18 ka mid ah caruurtii Koola dhuuqa ahaa ee ku...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada waxa ay...
Mogadishu, 28 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya....
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho