Walax looga shakiyay bambo ayaa laga helay musqusha (suulliga) diyaaradda Faransiiska ee “Air France” oo si degdeg ah ugu degtay...
Stockholm, December 20, 2015 - Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Shariif Sheekhuna Maye ayaa fariin hambalyo...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa ka warbixiyay shir looga hadlayay xabsiyada oo lagu...
Waxaa iminka munaasabad lagu xusayo 72 guuradii ka oo wareegtay Aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliya ay ka socotaa magaalada Muqdisho...
Muxsiniin Soomaaliyeed oo gudaha iyo dibadda kala jooga ayaa deeqdan soo gaarsiiyay Maryama Abuukar Jimcaale, waxeyna gaareysaa $10,000 toban kun...
Muqdisho, 20 December, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay shirweynaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirweynihii Qaran ee looga hadlayay aayaha dhallinyarada Soomaaliyeed. Shirkaasi oo...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday laba todobaad...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkuguu soo gudbineynaa shaqo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, hadaba cid Allaalle...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kala wareegay gaadiid loogu deeqay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Safiirka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta Hay’adda SoDMA kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali , today received the Ambassador of the Republic of...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda caalamiga ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho