Muqdisho, 20 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga...
Madaxwenaha Midowga Yurub Donald Tusk ayaa ka digay in waqti ka badan 2 Bilood uu ku Qaato Yurub Xalka ka...
Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow ayaa sheegay in shaqsiyaad ka tirsan xiriirka kubadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda fedaraalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uusan fashilmin shirkii dhawaan madaxda Soomaalida ay ku yeesheen...
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaley magaalada Baydhabo dhagax dhigay xarunta TV-ga...
Munaasabadaan oo aheyd mid lagu soo gaba gabeynayay xuska dhalashada mowliidka Nabigeena Muxamed NNKH isla markaana ay soo qaban qaabiyeen...
Agaasimeyaasha Waaxyaha kala ah Tv-ga Qaranka iyo Wakaaladda Sonna, ayaa xilkooda si rasmi ah ula wareegay kaddib munaasabad xil wareejin...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socota...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa galab dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib markii uu Magalada Baydhabo uga soo qaybgalay Xafladii Caleema...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Beydhabo halkaas oo ay ka socoto Xafladda Caleema saarka Guddoomiyaha Cusub ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho