Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe uga...
FALAQEYN: Qodobka 35aad farqaddiisa 1aad ee Xeerka Saxaafadda(2016) ayaa u qoran “Saxafi waxaa noqon kara qof kasta oo leh aqoon...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna sawirrada shirka horumarinta istiraatiijiyadda Warbaahinta Soomaaliya, kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda...
Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhigiisa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha...
SOOMAALI: Warmurtiyeed Istraatejiyada Warbaahinta ENGLISH: Communique SMDS 12 January 2016 Muqdisho 11 - 12 Janaayo 2016 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda...
Waxaa sii kordhaya tirada Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkooda dib ugu soo laabanaya iyadoo todobaadkii u dambeeyay ay dalka soo gaareen...
Madaxweynaha Mareykanka ayaa Stephen Schwartz u magcaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya sida uu shaacisay VOA oo soo...
Deeqdaan lacageed oo ay iska soo Uruurriyeen Wariyayaasha ku nool Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la gaar siiyay Carruurtii...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij looga hadlayo Taariikhda Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho