Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta ka hadlay shirka istiraatiijiyadda horumarinta warbaahinta Soomaaliya...
Barnaamij looga hadlayo Taariikhda Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo ay ka qeyb galayaan Abwaanno xildhibaan cabdi Xaashi Wariyayaal Fannaaniin iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan Saacadaha soo socda magaalada jowhar ee...
Mas’uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kan Maaamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe aya kormeeray Xarumaha Caafimadka Magaalada Jowhar si ay...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka ayaa ku boorriyay Saxaafadda Madaxa bannaan in ay Mas’uuliyad iska saaraan difaaca dalka iyo Hubinta wararka...
Shirka Istiraatiijiyadda Horumarinta Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa maalintiisii labaad ka socda magaallada Muqdisho, ayadoo ay ka qeyb galayaan wakiilo ka socda...
Marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa u istaagtay sidii ay daryeel u heli lahaayeen caruurta Soomaaliyeed ee ku dac dareeysna...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u naxariistee geerida Abwaan Cali Sugule,...
Allaha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Abwaan Cali Sugule oo ka mid ahaa abwaaniinta Soomaaliyeed ee caanka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho