Munaasabada lagu soo gebo gebaynayay tartanka isdhexgalka ardayda jaamacadda City ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana kasoo qayb galay Wasiirka...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta gaaray Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari...
Ra’isul Wasaare ku xigeenka Dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta furay kulanka himilooyinka horumarka Waara ee 2030-ka oo...
Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si wanaagsan...
Guddoomiyaha Magaalada Beydhabo ee Gobolka Baay Mudane C/llahi Cali Watiin oo la hadlayey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay dajiyeen Qorsheyaal...
Qaar Kamida Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee dalka Sudaan ku nool ayaa ka Tacsiyeeyay Geerida Ugaas Abdiraxmaan Ugaas Khaliif oo shalay lagu...
Guddoomiyaha Degmada Deyniille ee Gobolka Banaadir Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa Tilmaamay in Ammaanka degmada...
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka codsaday shacabka inay gacan ku siiyaan xaqiijinta amniga, isla markaana mas’uuliyadda ka saran Nabadgelyada...
Barnamijkan oo ka hadlaayo, Dilkii dhagar qabayaal ka tirsan Kooxdo Ugus ay u gaysteen, Wariye Hindiyo Xaaji Max’ed Allaha u...
Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho