Allaha u naxariistee meydka U gaas Cabdiraxmaan U gaas Qaliif oo labo Maalin kahor ku geeriyooday Magaalada Baladweyne ayaala Aasay, ...
Maamulka degmada Xamar jajaba ayaa ku boorriyay ganacsatada degmadaasi inay goostaan shatiyada Ganacsi, iyada Maamulka uu ka warbixiyay Olale Nadaafadeed...
Kulan lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa lagu soo dhoweeyay Shirka Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha...
Munaasabad Xarigga looga jarayay Saldhigga Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay degmadaas, iyadoo ay ka qeyb Galeen Munaasabaddaas...
Saraakiisha Amniga Dowlad Gobolleedka Jubbaland ayaa sheegay in horaanta Sannadkaan Cusub ee 2016’ka ay qaadi doonaan howlgalkii lagula wareegi lahaa...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta dhagax dhigay Warshad casri ah oo sameyn doonta labiska Ciidanka...
Afhayeenka Maamulka Gobolka shabeellaha hoose Maxamed Xuseen Shiino oo la hadalay R, Muqdisho ayaa ka hadlay qasaarihii ka dhashay weerarkii...
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa uga digtay Askarta Dowladda inay ka qeyb qaataan dagaal beeleedyada ka dhaca...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya kuna qornaa afka Carabiga ayaa lagu sheegay in weerarka lagu qaaday safaaradda...
Cilaaqaadki u dhaxeeyay dalalka Sucuudiga iyo Iran ayaa sii xumaanayay wixii ka dambeeyay markii Boqortooyada Sucuudigu ay dishay Sabtididii la...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho