Afhayeenka Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalmahan ay ciidamada sameeyeen howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyada Al-Shabaab, waxaana...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baladweyn ee Xarunta...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay Dagaalka Puntland ay kula jirto maleeshiyada Al-shabaab iyo Guulihii...
Noole kasta oo jooga Adduunkaan waxaa Saldhig u ah Noloshiisa Dhan kaste Biyaha iyadoo biyuhu uu qeyb weyn ku leeyahay...
Shir looga hadlayo Qorshaha qaranka iyo kaalinta Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa ka furmidoona Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee...
Kulan looga hadlayo Wax ka badalis lagu sameeyay sharciga shaqaalaha rayidka oo maanta ka socda Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb...
Shirka Baarlamaannada Adduunka oo maalintii sedexaad ka socda dalka sambiya ayaa looga hadlayaa wali Dhibaatooyinka ka taagan xilligaan Qaar ka...
Maxaabiistii Alshabaab ee lagu soo qabqabtay dagaalkii maalinimadii shalay 20-March-2016- kadhacay Togga Suuj ee deegaanka Garmaal ee Gobolka Nugaal ayaa...
Ciidamada maamulka Puntland ee dagaalka adag kula jirtey kooxaha sharwadayaasha al-shabaab ee kusoo duuley Puntland kuwaas oo ku dhuumaalaysanayey Togga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho