Ardayda Soomaalida ee wax ka barata Jaamacadaha ku yaala magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika ayaaa soo gaba gabeeyay...
Xildhibaanada Soomaalida ee ku jira Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa maanta booqday xaafadda Islii magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kuwaasi...
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo taliyaha ciidanka booliska Sareeyo...
Munaasbad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Cuntada oo ku beegneed 16-ka October isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad...
Munasabadaani oo lagu daahfurayey qorista qorshaha horumarinta Qaranka ee sanadaha 2017-2019-ka oo ay wado Wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah...
Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta xarigga ka jaray adeeg cusub oo lagu soo...
Mogadishu, 17 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Dowladda Hungary ayaa muddo bil ah kaddib markii ay xanibtay Muhaajiriinta kaga soo gudbaya xuduudda waddanka Serbia uu la wadaago...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ay dalkooda dib ugu laabanayaan shaqaalaha diyaaraddii ku soo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada...
RADIO MUQDISHO(QATAR):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa...
RADIO MUQDISHO(SOUTH AFRICA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka South Afrika Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa maanta ka qeyb galay...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso oo isku xiran, kana kooban illaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho