Munaasabaddaan oo uu ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud islamarkaana ay soo Qaban qaabisay Marwada koowaad...
Kulankaan oo ay wada yeesheen Beelihii ku dagaallamay Gobolka Hiiraan iyo Hogaanka Dhaqanka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada muqdisho,...
In ka badan 100 Arday oo deeq waxbarasho ka helay Dalka Suudaan ee aan walaalaha nahay ayaa gaaray Magaalada Khartoum...
Dowladaha Maraykanka iyo Ruushka ayaa isla qaatay inay isku aragti ka noqdaan Siyaasadda dalka Suuriya oo ay ku kala aragti...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleedka oo ka mid ah wafdi Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ee maanta...
Wafdigan oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Wasiirka Amniga gudaha, Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya, Xubno...
Magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar ayaa waxaa ka socda shirka Wasiirada Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Jaamacadda Carabta, kaas...
Warsaxaafadeed ay soo saartay Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay u qaabilsan ee UNHCR ayaa lagu sheegay in ay ka naxeen dilka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxa ay ka xun tahay isla markaana ay cambaareyneysaa colaadda gacan ka hadalka ah ee...
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa loogu hambalyeeyay dowrkii ay ka qaadatay xallinta dagaalkii magaallada Gaalkacyo ku dhex maray Puntland...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho