Marwada Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Maryan Maxamed Cabdul ayaa kulan dhiir-gelin ah la qaadatay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ku baaqay in si deg...
Ku-simaha Madaxwaynaha dalka ahna Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kulanka ugu horeeyey la...
New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka beesha caalamka ee...
Maamulka degmada Xamar weyne oo kaashanaya shacabka ku dhaqan afarta waax ee ay ka koobantahay Xamar weyne ayaa maanta bilaabay...
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta Muqdisho ugu soo gabo gabeeyay saraakiil ka socotay...
Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta magalaada Muqdisho, kadib markii shir...
KHUDBADDA MADAXWEYNAHA ‘’Muhimadda in Nabadda la Maalgashado: Qorsheyaasha Muhiimka u ah 2016-ka iyo waqtiga ka sii dambeeya” Shirka Heerka Sare...
Madaxweynayaasha dalalka Maraykanka iyo Ruushka oo kulan ku yeeshay New York ayaa isku khilaafay arrimaha Bariga dhexe iyo dagaalka ka...
Wasaaradda amniga gudaha ayaa sheegtay iney dar dar gelineyso howlgallada lagu adkeynayo amniga, looga hortagayo falalka argagixisada. Afhayeenka wasaaraddaasi Maxamed...
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Ibraahim Nuur, ayaa soo jeediyay in boqolkiiba 50 (50%)...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay si taxaddar leh uga fuliyeen duleedka degmada Afgooye...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood. Shirka...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, iyagoo muujinayay dareenkooda ka dhanka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho