Shirka Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta QM ee New York, waxaana shirweynahan ay...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay isku soo bax lagu soo gaba-gabeynayay wareeggii u dambeeyay Olole...
Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii toddobaadkii u dambeeyay ka dhacay afaafka hore ee Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa loo qaaday Maanta...
Munaasabadda xuska maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Raabiyada ama qaniinyada aan dhammaan oo ay soo qaban qaabisay xarunta daweynta Cudurrada...
R/wasaaraha Britain David Cameron ayaa xalay ku dhawaaqay inuu boqolaal askari uu u dirayo waddamada Somaliya iyo South Sudan, David...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa maanta shir guddoominaya kulan gaar ah...
Aroornimadii hore ee saaka ayeey ciidamada Israa’iil markale gudaha u galeen Masjidka Barakeysan ee Al Aqsa. Ciidamada Israa’iil ee galay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa ugu baaqay shacabka inay kala Shaqeeyaan Dowladda la dagaallanka Maleeshiyaadka Shabaab si loo gaaro Nabad...
Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ka furmaya shirweynaha golaha loo dhan yahay ee Qaramada...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo shalay dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa mar kale wadahadal ugu baaqay Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca....
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho