Mogadishu, 13 February 2016 โ Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu bilaabay qorshe wax looga qabanayo ammaanka isaga oo kaashanaya Hayโadaha nabedgalyada iyo dadka...
Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xaaladda dadka ku barakacay gudaha, Soomaaliya, iyada oo ku baaqday in la helo hab...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa xalay kala wareegay maleeshiyada Al Shabab deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada Damaashaadka Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho maanta oo jimaca eheyd, waxaa halkaasi...
Sedax ka tirsan argagaxisada maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa lagu dilay ย tira kalana waa lagu dhaawacay kadib hawlgal ay Ciidanka Xoogga...
Kulankani maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo looga hadlayay xoojinta xiriirka Wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta Soomaaliyana ay qeyb ka...
Shir lagu soo bandhigayo deeqaha waxbarasho oo ay dowladda Hindiya siiso dowladaha Afrika oo ay ku jirto dowladda Soomaaliya iyo...
Wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos) ayaa maanta magaalada Nairobi kulan...
Munich, 12 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho