Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay ka qaybgalay furitaanka shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ka codsaday Barlamaanka Maamulkaasi meelmarinta sharuucda horyaalla ee muhiimka u ah kaabayaasha...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa faray ganacsatada in boorarka ku qoran afka qalaad ay u badalaan Afka hooyo, si loo horumariyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in guula laga gaaro shirarka Wadatashiga Qaran, ee looga hadlayo...
Ardayda wax ka barata Jaamacadda Jamhuuriya ayaa u fariistay Imtixaannada Dhamaadka Semesterka 1-aad koobaad ee jaamacaddaasi. Waxaa si habsami leh...
Askar dhaawac ah oo ka tirsan ciidanka dalka Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM...
Dowladda Iran ayaa laga qaaday, cuno-qabatayn saarnayd in muddo ah taasoo ka dhalatay, is-maandhaaf ku aaddanaa arrimaheeda Nuclier-ka. Madaxa siyaasadda...
Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ayaa maanta la soo gaba gabeeyay,...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad Balaaran oo ka...
Kalfadhiga labaad ee Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxa furay Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, waxaana munaasabadda furitaanka ka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho