Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo wali ku sugan Magaalada Baladweyn gobolka Hiiraan, ayaa wada kulamo wada tashiyo ah uu la...
Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo waraysi siiyay Radio Muqdisho Codka jamhuuriyadda ayaa ka hadlay ahmiyadda ay leedahay maanta oo...
Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta maamul goboleedka Gal-mudug Axmad Dubbedd Cali ayaa waxaa uu gaaray magaalada cape town ee wadanka koofur...
Beledweyn. 22 December 2015- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa habeenkii labaad ku hoyanaya magaaladda Beledweyn...
Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IMO) ayaa sheegtay in Sanadkaan oo kaliya ay kor u dhaafayaan qoxootiga Yurub soo galay...
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaau fasaxday Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah maalinta birri ah oo ku beegan Dhalashadii Nabigeena...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiekh Max’uud oo shalay socdaal shaqo ku tagay Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa tan...
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta ka digay in la xuso ciidda kirismaskta, iyadoo ciddi lagu hela ay sheegeen in sharciga...
Kulan looga hadlayay sida lagu xoojin karo wacyi gelinta bulshada, isla markaana ay taabo gelineyso Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka...
Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay Xuska Munaasabadda Ciidda Kirismaska oo loo dabaaldago Bilowga Sanadwalba,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho