Guddoomiyaha cusube ee gobolka Hiiraan ayaa balan qaaday in uu la imaanayo isbadal dhinaca Maamulka oo uu wax kaga qabanayo...
Kulan casho ah oo looga gol lahaa dhiiragalinta iyo soo dhaweynta Dhallinyarada ka socotay Gobolada Dalka ee ka qeyb galay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo caawa ka qeyb galay munaasabadda lagu weynayay sanadguurada...
Muqdisho, 20 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed...
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay...
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 72-aad ee ka soo wareegtay as'aaskii...
Munaasabad aad u balaaran oo lagu xusayay sanadguurada 72-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta...
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur-galbeed ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu maamuusayay xuska sanadguurada 72-aad ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo maanta...
Xaflad balaaran oo lagu xusayay sanadguurada ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana ka qeybgalay saraakiil ka...
Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Qoryaale oo dhaca xadka labada gobol ee Hiiraan iyo...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho