Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare...
Madaxwaynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan dalka Kenya ayaa magaalada Nayroobi ee caasimadda...
Wafdi balaaran oo uu horkacayo Guddoomiyaha Gobolka Bakool Mudane Maxamed Cabdi Maxamed (Tool) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa...
In ka badan 50 ruux oo la ildaran cudurka Shuban biyoodka ayaa la dhigay isbitaalka guud ee magaalada Jowhar...
Ciidamada Hey’adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, iyo kuwa Midowga Africa ee Amisom ayaa hawlgalo lagu baadi goobayo Maleeshiyaadka...
Guddoomiyaha gudiga Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma,ayaa maanta Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira, oo u dhashay dalka Mozambique, u magacowday...
Munaasabadaan lagu soo dhaweynayay, isla markaana shahaado sharaf lagu gudddoonsiinayay ganacsade Cabdi Cali Faarax oo ahaa ganacsadihii Markabka ugu deeqay...
Shareecada Islaamku waa diin maamul waana diin ku dhisan maamul iyo kala dambeyn. Nabigeenna NNKH waxa uu xadiith ku yiri:...
Wariyeyaashii Telefishanka Universal ee dhowaantan la xiray ayaa xabsigan laga sii daayay. Wararka aan ka heleyno Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka...
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya marwo Khadar Bashiir Cali ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tagtay guriga hooyooyinka oo ku yaala...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho