Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Taliyaha hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta...
Xaflad lagu daah furayay kuliyad cusub oo lagu soo biiriyayay Jaamacada zamzam oo ah kuliyadda caafimadka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho,...
Hay’adda CBD oo ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha nabadda iyo horumarinta dimoqraadiyadda ayaa maanta tababar ku saabsan sida ay u...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxmaed Cabdi ayaa maanta tababar la xiriira kala dheereynta Ubadka iyo...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa gaadiid nuuca ay isticmaalaan booliska ku wareejiyay maamulka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya,...
Maamulka gobolka Shabeellaha Dhex iyo Ganacsato ka socotay dalka Hindiya ayaa maanta kormeeray Beerihii Qasabka iyo Warshaddii Sokorta oo ku...
Carafaat Cali Maxamed oo ah Qoraa Somaaliyeed ayaa Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho kusoo bandhigay Buug uu diyaariyay oo ku...
Mogadishu, 03 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)...
Dowladda Igiriiska gaar ahaan Hay’adda u qaabilsan Dambi baarista ayaa Shaacisay in lagu qabtay meelo kala duwan oo dalkaas ku...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho