Munaasabad lagu soo gabo gabeynayay tartan cilmiyeedkii bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda...
Cutubyo ka tirsan ciidanka Militariga dalka Burkino Faso oo wata gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka ayaa weerar ku qaaday Taliska Ciidamada...
Maamulka Koofurgalbeed ee dalka ayaa sheegay in degmooyin ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool tababaro looga furay ciidamo maamulkaasi uu...
Kaaliyaha arrimaha dibadda ee Dalka Qatar Maxamed bin Abdullah Al Rumaihi ayaa sheegay in dowladda Qatar ay sii xoojineyso taageerada...
Ciidamada Amaanka Kenya ayaa xerada Dhadhaab ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-Shabaab iyo hub ay wateen, kaddib howlgallo ay...
New York, 30 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo soo jeedinta...
Taliyaha Qeybta Waliyow Cade ee Ciidanka Booliska Maxamed Daahir Cabdullaahi ayaa ganacsatada uga digay inay qashinka ku soo daadiyaan waddada...
New York, 29 September: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Shir Madaxeed gaar...
Marwada Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Maryan Maxamed Cabdul ayaa kulan dhiir-gelin ah la qaadatay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ku baaqay in si deg...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho