Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in meel fiican ay marayaan wada hadaladii u socday dowladda Federaalka...
Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ayaa deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka degmada Balcad si loogu daweeyo dad uu soo ritay...
Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhex taagan dalalka Hungary iyo Croatia oo jaar ah kadib markii dalka Croatia uu kumanaan Qaxooti...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar ku saabsan horumarinta wax soo saarka beeraha u furey qaar...
Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen ku dhawaad boqol qof oo matalayey bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa looga hadlayey doorka...
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan, waa oraah waartay oo lagu muujiyo sida jahligu ula mid yahay mugdiga, aqoontuna ula mid...
Ciyaarta loo yaqaano Kobdhoodka oo ah ciyaar dhaqameed la ciyaaro xiliyada nabadda ayaa galab kasta lagu qabtaa magaalada Muqdisho, iyadoo...
Kulan looga hadlayay adkeynta nabadda oo ay ka qeybgaleen maamulka iyo shacabka degmada Cabdicasiis ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi ee...
Shirka looga tashanayaa hiigsiga 2016-ka iyo hannaanka ugu habboon ee doorasho ka dhacda Soomaaliya 2016 ayaa maalintii labaad ka soconaya...
Kulankan wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxaa looga hadlayey sidii dhallinyarada loogu samayn...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho