Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa Suxufiyiin iyo agaasimayaal warbaahineed tababar ugu soo xiray magaalada Kambala. In ka badan Sodon...
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga magaalada Gaalkacyo islamarkaana seddexdii...
In kabadan 35 ruux oo naafo ah ayaa maanta magaalada Baydhabo lagu guddoonsiiyey qalab ay ku socodaan kaasi oo shaqsi...
Barnaamijka kulanka todabaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayaa looga hadlay maanta howlaha Wasaaradda...
Dowladda soomaaliya waxa uga qeyb galay shirkaasi ay hay’adda UNHABITAT ku soo bandhigeysay mashaariicda gargaarka ah oo ay dalkeena ka...
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa shalay munaasabad ka dhacday Aqalka Cad ee Dalkaasi wuxuu warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay safiirka cusub...
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka qeyb galay kulan dhalinyarada Soomaaliyeed...
Madaxa qaramada midoobay ee dalkani Kenya Ambassador Zahle ayaa xafiiskeeda ku qaabishay danjiraha dowlada soomaaliya u fadhiya dalkani kenya Jamaal...
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta-sare Maamulka Puntland Dr.Abshir Yuusuf Ciise ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo. Kulankaan...
Barnaamishka Kulan Todobaadka Ee Ka baxa Radio Muqdisho iyo S.N.Tv Oo Todbaad walba Maalinta Jimcaha Aan Ku Falanqeenno Waxayaabaha Markaas taagan, ayaa...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho