Xildhibaanno Siyaasiyiin iyo waxgarad oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku tagay deegaanadii dhawaan laga saaray argagaxisada Al Shabaab ee gobolka...
Muqdisho, September 17, 2015-----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen...
Shir maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen madaxda hey’adaha hoostaga ururada bulshada rayid ah ayaa waxa ay ku magacaabeen guddoomiye...
Gudoomiyaha G/Baay ayaa maanta xarigga ka jaray waddo cusub oo loo dhisayo mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo taa ...
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaliyeed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre oo uu wehliyo agaasimaha Rugta Ganaciga Cabdi Abshir Dhoore, isla markaana...
Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa waalidiinta Soomaaliyeed uga digtay ineey caruurtooda tahriibiyaan una gacan geliyaan kooxaha loo yaqaano ma gefayaasha....
Taliye kuxigeenka Ciidanka Boliska Somaliyeed Jeneraal Muqtaar oo booqasho ku jooga magaalada Beledweyne ayaa kormeer ku tagay xerada AMISOM Police...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho qaadatay mudo todobaad ah ku jooga...
Lix ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wa ay ku dhaawacmeen iska hor’imaad hubeysan oo...
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo xildhibaanno ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhamaysatay heerka...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho