Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta meel mariyaay qaraar ku aadan dhisida golaha wadatashiga qaranka ee u xilsaaran jiheynta hanaanka...
Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xabsi daa’in ku xukuntay dambiilayaal ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab, kuwaasoo lagu soo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday xaruntii Farshaxanka ee Wakaaladda Murtida iyo madadaalada...
Ankara:- Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga safiirnimo safiirka Soomaaliya u fadhiya...
Siminaarkan maanta uga furmay magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay shaqaalaha Wasaaradaha Koonfur Galbeed iyo xubnaha maamulka Gobolka Baay ayaa...
Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Dubai ee...
Safiirka cusub ee Somaaliya u fadhiya dalka Koofur Afrika ayaa ka codsaday Jaaliyadda Somaaliyeed inay si dhow ula shaqeeyaan Safaaradda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada munaasabad lagu taageerayay Jimciyadda dhiira gelinta Waxbarashada Soomaaliyeed ee SEMA, taasi...
Dowladda Talyaaniga iyo hay’adda UNHCR ayaa magaalada Nairob ee xarunta dalka Kenya ku kala saxiixday heshiis lacageed oo ay Talyaaniga...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq daawo ah gaarsiisay xarun Caafimaad oo ku taalla Deegaanka Golaleey ee degmada...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho