Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Sareeyo guuto Mukhtaar Xuseen Afrax oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa xalay kormeeray...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo xubno uu hogaaminayo ayaa maanta isbitaal Madiina ku booqday dadkii ku dhaawacmay...
Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynte ayaa ka qeyb galay qalab caafimaad...
Mas’uuliyiin ka socday hay’ado maxalli ah, aqoonyahanno, abwaanno Haween iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay...
Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay Golaha Isutaga Jaamacadaha Somaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin inta badan...
Madaxweynaha Maamulka Koonufur galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa tilmaamay...
In ka badan 350 Arday oo ay ku jiraan qaar ka mid ah imaamyada Misaajida Waqooyiga Mareykanka ayaa la gudoon...
Waxaa dhaqdhaqaag xaga ganacsiga ah laga dareemayaa gudaha degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool tan iyo markii ciidamada qalabka sida...
Maamulka Jaamacadda Jobkey ee magaalada Muqdisho ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah ugu sameeyay xarunta dhexe ee Jaamacadda ardayda cusub...
Maamuleyaasha soddon warbaahin oo ku taalla dalka Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan isu-dheelitirka jinsiga (gender) looga furay magaalada Kampala ee...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho