Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumadda Soomalia Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa Radio Muqdisho u sheegay in shirka u dhaxeeya...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa ballan qaaday dayactir in lagu sameyn doono garoonka Diyaaradaha ee Degmada Buula Barde...
Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa maanta booqday degmada Jalalaqsi, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyeen cutubyo ka...
Xaflad si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyay oo lagu taageerayay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-Mudug oo uu Madaxweynaha ka...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku tallaabsatay horumarro kala duwan wixii ka dambeeyay markii laga saaray maleeshiyaadka Shabaab....
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaliyee Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax oo uu wehliyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa maanta kormeer ku...
Kulan uu Xafiiska kula wareegayay Danjiraha cusub ay Dowladda Soomaaliya u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Safaaradda ee...
Wasaradda Amniga Gudaha Mareykanka qeybtooda qaabilsan Duulimaadka iyo Wakaaladda Nabadgalyada Gaadiidka oo u xil saaan in ay dadka ka saarto...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa dilkii loo geystay weriye Cabdullahi Cali Xuseen “Caanogeel” oo...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho