Kulankaan oo isugu yimaadeen aqoonyahano, odoyaasha dhaqanka, ururrada dhalinyarada iyo haweenka gobolka Hiiraan laguna qabtay magaalada Beledweyne ayaa waxaa looga...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo isugu jiray saraakiil ka socotay...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay xoojinayaan cilaaqaadka ay la leedahay Soomaaliya, ayna qorsheynayaan in safiir cusub ay u magacowda Soomaaliya,...
Kulankan oo socday muddo labo cisho ah, loogana hadlayay waxa ay shareecada Islaamku ka qabto gudniinka, ayaa waxaa ka qeyb...
Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaadday in hoos loo dhigay qiimaha lagu goosto ruqasadaha...
Waxaa Xarunta Jaamacadda Capital ee Soomaaliya ka bilowday wajiga koowaad ee Imtixaanaadka ogolaanshaha Waxbarshada Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda, ardeyda...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa deeq isugu jirta bacaha guryaha la saarto, caagadaha biyaha lagu dhansado iyo marada kaneecada...
Qunsulka guud ee safaaradda Soomaaliyeed ee magaalada Cadan ee dalka Yemen Axmed Suudaani, ayaa hay’adaha ammaanka ugu baaqay inay isha...
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabisalaad Hadliye CUmar ayaa la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka guud ee Beledweyn, isagoo u kuurgalay sida ay...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho