Munaasabada lagu dooranayay Gudoomiayaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Guddiga madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda...
Masuuliyiinta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta si wadajir ah kala qeyb qaatay bahda warfidiyeenka Soomaaliyeed iyo Telefishinka...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmar’arke oo shirkan jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Wasiiru-Dowlaha Wasaradda Maaliyadda Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in qiimo dhimis lagu samayn doono mushaaraadka ay qaataan...
Kulan kaan looga hadlayay sidii bulshadu iskaga kaashan lahayd joojinta Gudniinka fircooniga ah iyo Guurka qasabka ah ee Dumarka waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee kooxda shabaab ay shalay ka geysteen hotelka Jazeera ee magaalada muqdisho isagoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa dalka Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle iyagoo ka wada...
Taliyaha Boliiska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xassan Xaamud ayaa kala hadlay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Iskaashiga Boliiska labada Dal...
Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda...
Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in Qaraxii shalay ka dhacay Hoteelka Jazeera uu san...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho