Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa maanta shir guddoominaya kulan gaar ah...
Aroornimadii hore ee saaka ayeey ciidamada Israa’iil markale gudaha u galeen Masjidka Barakeysan ee Al Aqsa. Ciidamada Israa’iil ee galay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa ugu baaqay shacabka inay kala Shaqeeyaan Dowladda la dagaallanka Maleeshiyaadka Shabaab si loo gaaro Nabad...
Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ka furmaya shirweynaha golaha loo dhan yahay ee Qaramada...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo shalay dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa mar kale wadahadal ugu baaqay Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca....
Gudoomiya ku xigeenka Koowaad ee golaha baarlamanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Nairobi tababar mudo todobo maalmood...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada siminaar maanta uu Muqdisho uga furay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas...
New York, 27 October: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada New York ee dalka...
Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan maamulka oo...
Hay’adda Somali Relief network of North America ayaa deeq hilib ah oo lagu soo gabo gabeynayay munaasabadda ciidul adxa awgeed...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho