Ciidamada Hey'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa ku dilay horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyaadka Shabaab iyo ilaaladood duleedka...
Dood ku saabsan Sahanka Tirakoobka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayna ka...
Xaflad lagu soo gaba gabeynayay tartan Qur’aan aqris ah oo ay iska kaashadeen idaacadda Dalsan iyo xawaaladda Taaj bisha barakeysan...
Deeqdan Zakaatul fidriga ah oo ay soo dhiibeen dad Soomaaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa ayaa maanta loo qeybiyay in ka badan...
Boqol qof oo kamid ah dadka Yemeniyiinta ah ee kasoo qaxay dagaalka Dalkooda ka socda ayaa maanta loo qeybiyay Lacag...
Maamulka Degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir ayaa Xarunta Degmadaasi dhar ugu qeybiyay 182 caruur ah oo qoysaskoodu danyar yihiin Kuwaasi...
R/wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa kulamo la leh saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka Puntiland oo dhawaan ka gadooday isla...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay saaraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya, kuwaas oo tababar aqoon kororsi ah ...
Diyaargarowgii ugu dambeeyay ee maalmaha ciidul-fidriga ayaa ka socda Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka. Suuqyada waaweeyn ee magaalada Muqdisho...
Ciidanka Komaandooska Danab ayaa dhoolatus melateri ku soo bandhigay dugsiga tababarka ciidanka Jasiira, ee ku yaala duleedka Muqdisho. Wasiirka Gaashaandhiga,...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq...
RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho