Kulan ay soo qabanqabisay xarunta Warabaahinta iyo wada hadalka oo ay ka soo qeyb galeen Jaaliyadda Soomaalida ee degan Wadanka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa dhoolatus Milateri oo ay sameeyeen cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka, gaar...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta digniin ka soo saaray dadweynaha ku daadinaya qashinka waddooyinka muhiimka u ah isu socodka...
Munasbaadaan lagu soo gaba gabeynayey tartan cilmiyeed lagu weyneynayay bisha barakeysan ee Ramadaan ayna iska kaashanayeen Jaamacadda SIU, oo bah...
Wasiir ku-xigeenka Xanaada Xoolaha, Dhinta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Gaarane Maxamed oo ay wehliyaan Agsimyaasha Wasaradaasi ayaa...
Muqdisho, 15 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya iyo saraakiil kale ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa ay ka sagootiyeen...
Muqdisho, July 15, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer ku tagey xarumo dhowr ah oo...
Toddobaadkii hore maleeshiyada Al-Shabaab ayaa mar kale geysatay weerar ay dad badan ku geeriyoodeen, kaddib markii ay weerar iyo qaraxyo...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq...
RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho