Boqol (100)Ruux oo ka mid ah dadka aragga la’ ee ku nool magalaada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa maanta maamulka...
Ra’iisal wasaare ku xigenka xukumadda Federaalka ah ee Soomaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo ka mid ahaa dadkii ku dhawacmay...
Xaflad si heer sare ah loogu soo shaqeeyay laguna soo dhaweynayay wasiiru dowlaha arimaha dibadda iyo dhiira gelinta maalgashiga xukumada...
Kulan qeyb ka ahaa ololaha joojinta qaadka oo uu wado Abuubakar Cawaalle Qaad-diid ayaa maanta lagu qabtay xarunta jaamacada Jamhuriya...
Nigeria (SONNA) Ciidamada Milatariga dalka Nigeria ayaa shaaca ka qaaday in ay soo bad-baadiyeen ku dhawaad 293 haween ah oo...
Ciidammada Ammaanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo Nabadgelyada lagu xaqiijinayo ka sameeyeeyay Duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka...
Xaflada lagu taageerayey shirweynaha maamul u sameynta gobalada dhexe oo ay gogoshiisu taalo magaalada Cadaado ayna soo abaabuleen gabdhaha ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hoggaaminayo oo shalay gaaray magaalada Garoowe, ayaa la filayaa in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Garoowe, ayaa sheegay in wada hadallo uu halkaasi...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho