Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf u sameeyey ardaydii ku tartantay akhriska Qur'aanka...
Tartan kubadda cagta ah oo ku saabsan soo nooleenta Isboortiga iyo Farshaxanka ayaa ka furmay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Waxaan hakaan idinkugu soo gudbineynaa sawirro hotelka Siyaad laga soo qaday saake kadib qaraxii xalay lagu soo weeraray Hotelkaas...
Shirkan jaraaid oo ay si wadajir ah ugu qabteen Hoteelka Siyaad oo xalay ay weerar argagixiso ah ku qaadeen maleeshiyaad...
Hay’ada Somali Relief Network Of North America ayaa deeq rashin ah oo ka koob Bariis, Sokor, Baasto iyo Saliid, ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Xisaabiyaha...
Nafiso Cabdulqaadir Axmed waa gabar ku xanuunsan magaalada Muqdisho mudo 18 sano ah waxaa xili maanta aanu ku booqanay degmada...
Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 11 July 2015 – Wasiirka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiin kale oo ka tiran Puntland ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq...
RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa Muqdisho ka sagootisay cutubyo ciidan oo ka tirsan kuwa Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho