Maamulka Ahlusunaa ayaa lagu soo waramayaa in uu xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha magaalooyinka Dhuusamareeb ee Guriceel oo ka...
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ku soo qabtay maleeshiyaad ka...
Wasaaradda Qorsheynta ayaa sheegtay iney socdaan kulamo wadatashi ah oo laga qeybgelinayo siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Wasiirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Milano ee dalka Talyaaniga, halkaasoo...
Majaajiliiistaha caanka ah C/lle Cabdi Maxamed (Oday C/lle) ayaa ka bilaabay Radio muqdisho riwaayad cusub oo xiiso leh oo loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuri kula kulmay dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Xasan...
Dilka waa ciqaabta ugu adage e uu bani’aadam kula kaco aadane kale. In dad loo dilo si xaq darro ah...
Heshiis iskaashi dhanka waxbarashada oo ay kala saxixadeen Iftiin Education and development (IFED) iyo jaamacadda SIMAD ayaa ka dhacay xarunta...
Kooxo burcad ah ayaa weeraro kala duwan oo ay ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin soomaali ah isla...
Qalabkaan oo isugu jiray ilaa iyo lix qeybood oo ay ka mid ahaayeen Kombiyuutaro, kaamirooyin iyo agabyo kale ayaa hay’adda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho