Guddoomiyahaya baarlamaanka dolwad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa bilaabay codeynta wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada Galmudug, iyadoo ay ku...
Guddiga doorashad Madaxtinimada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iminka tirinaya codadka musharax waliba, waxaana ay sheegi doonaan inta uu helay...
Waxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega koowaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan...
Guddoomiyhaha Guddiga doorashada Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aadan (Masago) ayaa sheegay in wareega koowaad Musharaxii la yimaada 45...
Dooorashada Madaxweynaha Dowlad goboeedka Galmudug ayaa si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa hambalyo u diray Dadka ku nool Labada...
Masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan hoolka ay ka dhecayso Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in la gaaray Awood...
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay go’aamiyaan xilliga loo coddeynayo guddiga...
Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho