03 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey nidaamka Maamul u...
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika ee AMISOM Danjire Maman Sidikou ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalada ay baahinayaan...
Deeqdan raashiinka ah ayaa ka timid hey’ada Bisha Cas ee dalka Iiran ayaa waxaana la gaarsiiyay in ka badan Toban...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka...
Ololahan nadaafadeed oo maanta laga sameeyay gudaha dhismaha wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa looga gol lahaa in laga nadiifiyo qashin badan...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxba kama jiraan ku...
Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socoda loolanka loogu jiro hanashada codadka xubnaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug...
Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait Md. Farxaan Cabdi Gurxan iyo guddoomiyaha golaha hidaha iyo dhaqanka Eng. Maxamed Axmed...
Barnaamijka kulanka todabaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayaa looga hadlay dhismaha maamulka Galmudug,...
Markab uu leeyahay ganacsade Soomaaliyeed oo dad Soomaali ah ka soo qaaday dalka Yemen ayaa soo gaaray dekedda magaalada Boosaaso...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho