Magaalada Cadaado waxaa ka socda ololihii ugu dambeeyay ee musharaxiinta xilka madaxtinimada maamulka Galnudug ay cod uga raasanayaan xildhibaannada baarlamanka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Xili dhawaan shacabka ku dhaqan Xaafada ay soomalidu degto ee islii ay isugu soo baxeen dibad bax ay kaga cabanayeen...
Shirka golaha wasiirrada oo ahaa laba qeybood qeybtiisa hore waxaa shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay...
Xisbiga Daljir ayaa maanta deeq lacageed guddoonsiisay carruur agoon ah oo Jimciyadda SOHEDA ay gacanta ku heyso, kaasi oo loogu...
Maamulka Degmada Waaberi oo kaashanaya Taliyaha Saldhigda Degmada ayaa maanta tababar ku aadan dhanka sawir qaadista ah u furay 30...
R/wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, wasiirka haweenka iyo xuquuqul Insaanka iyo danjirayaasha qaar ka mid ah wadamada caalamka u...
Iyadoo lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa guddiga afurinta dadka sooman ee danta yare waxaa ay wadeen mashruuc...
Munaasabad Baroordiiq ah oo uu soo qaban qaabiyay guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo kaashanaya Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud ayna ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho