Kulan loogu baroor diiqayey allah u naxariitee Marxuum Cabduqaadir Xaaji Maxamed Massalle ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho kaa soo ay...
Ciidammadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa dib ula wareegay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo fedaraalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta uu hortago Barlamaanka Soomaliya si ay...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Munaasabadani oo ahayd mid lagu abaal marinayay arday da’ yar ah oo ku guuleysatayTartan qur’aanka kariimka ah oo la qabtay...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa AMISOM ayaa la wareegay Deeganka Leego iyo deegana kale oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose,...
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay doorashada afhayeenka baarlamaanka...
Hay’adda Bisha Cas ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta raashin afurin ah u qeybisay qoysas danyar ah oo ku...
Muqdisho, 28 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyey in dowladdiisa...
Maamulka deegaanka Ceel dibir ee gobolka Mudug ayaa howlgalo isugu jira burburin dhismiyaal sharci daro ah iyo baneynta wadooyinka deegaankaasi...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho