Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo lawareegay Leego

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo lawareegay Leego
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidammadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa dib ula wareegay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose.

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siddii) oo u warramay Warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijiyay in ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda ay la wareegeen gacan ku heynta  Deegaanka Leego.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Dhinaca kale Guddoomiye “Siidii” ayaa sheegay in kooxda UGUS laga saaray  deegaannada ku dhow-dhow Leego,isagoo shacabka ku nool deeganka Leego ka codsaday in ay ciidammadda kala shaqeeyaan xaqiijinta ammaanka.

“ si fiican ayaa gacanta loogu dhigay deeganka leego waana lagala wareegay kooxda UGUS ciidammada maaha kuwo gadaal u soo laabanaya ee waxa laga sii  saari doonaa deegaannada howdka ah oo kooxdaan ay ku dhuumaalaysanayaan” ayuu yiri guddoomiye “Siidii”

Ugudambay guddoomiyaha gobolka shabeellaha hoose ayaa tacsi u diray ciidammadda Burundi qasaarihii ka soo gaaray weerarkii bahalnimo ay ku soo qaadeen dhawaan kooxda Nabad diidka ah ee Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS saldhigga ciidammadda AMISOM ee deegaanka leego.

Previous Post

Barlamaanka oo su’aalo weydiinaya wasiirka Arrimaha Gudaha

Next Post

kulan loogu tacsiyeeynayay Marxuum Massalle oo Muqdisho ka dhacay

Next Post
kulan loogu tacsiyeeynayay Marxuum Massalle oo Muqdisho ka dhacay

kulan loogu tacsiyeeynayay Marxuum Massalle oo Muqdisho ka dhacay

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In