Mogadishu, 27 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Magaalooyinka Mandhere, Wajir, Lamu, Garissa iyo deegaano ka mid ah Tana River ayaa laga qaaday bandowgan iyadoo dowlada Kenya ay...
Ciidammada Hiil-walaal ee Jabuuti ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka xusay munaasabadda sanad-guurada 38-aad ee Jamhuuriyadda Jabuuti...
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa lagu wadaa maanta in ay ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Barlamaanka maamulka Gal-Mudug uu yeelan...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe,Abaanduulaha CXDS Gen C/risaaq Khaliif Cilmi,Abaanduulaha Taakulada Ciidamada C/qaadir Macalin...
Muqdisho, 26 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay waajib tahay...
War- saxaafadeed Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarka xilliga aroornimo ay ku qaaday...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii...
Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur iyo casha sharaf ah u sameeyay mas’uuliyin isugu jira...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho