Munaasabad lagu weynayay 55-guuradii ka soo wareegtay markii gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayaa caawa lagu qabtay...
Xalwooy waa habeenkii lixdankii xanaaqee Is xukuma la yiriyee xaqeennii ifiimee Waa xasuustii xorriyaddeennee Xadreeyoo madaxa lula Maxamed Suleymaan Tubeec,...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadan ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa caawa isaga horyimid degmooyinka Xamar Weyne iyo...
Qaban qaabada munaasabad ballaaran oo lagu xusayo 26-ka Jun oo ah markii gabollada waqooyi ee dalkeenna ay ka xoroobeen gumeystihii...
Dowlada Imaaraatka Carabta ayaa maaanta oo khamiis ah dalkeeda u qaaday 2 askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Somalia...
Kulankaan oo uu Shir Gudoominayay R’isulwasaare ku-xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte islmarkaana ay ka qeybgaleen wasiiro katirsan Xukuumadda Soomaaliya...
Madaxweynaha maamaulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa maanta kulan la...
Maamulka jaamacadda Salaam University ayaa ayaa manta inkabadan 110 ruux oo danyar ah magaalada Muqdisho ugu qeybiyay deeq isugu jirta...
Howlahan raashin qeybinta ah ee wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka ay maalmihii la soo dhaafay ka waday 17 ka degmo...
Dowlada Saldanada Cumaan ayaa shalay deeq raashin ah waxa ay u qeybisay dad danyar ah oo ku dhaqan magaalada Baydhabo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho