Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Muqdisho, 23 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada...
Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa deeq lacageed oo gaareysa 1000$ ku...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada beledweyne safiirka dowladda Swaden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lind vall iyo...
Shaqo banaan I. Gogoldhig Sargaalka warbaahinta iyo wartabintu wuxuu masuul kayahay maaraynta xidhiidhka gudaha iyo midka dibada ee baarlamaanka iyo...
Muqdisho, 23 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kormeeray mashruuca lagu...
Iyadoo lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa sida looga bartay Haya’adda Bisha cas ee Imaaradka Carabta waxay qaybinta...
Guddiga heer qaran ee loo xirsaaray qabanqaabada xuska maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1da luuliyo, ayaa maanta kula kulmay...
Gudiga ganacsiga iyo warshadaha ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan looga hadlayay sameynta sharciga maalgashiga dalka la yeeshay wasiir ku...
Wasiirka wasaaradda howlaha guud, guriyeynta iyo dib u dhiska dalka ayaa maanta ka qeybgalay kulan looga hadlaayay sidii dadka naafada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho