Waxaa maanta si rasmi ah u bilowday diiwaan galinta shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leyahay ka howl gala iyo milkiilayaasha shirkadahaas...
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, Xeer...
Gudiga Qabanqaabada Xukusa Maalmaha Xuriyadda Ayaa maanta kulan la qaatay masuliyiinta Maamulka Gobalka Banadir iyagoo Ka wadahadlay Sida ay u...
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana wararka hadda soo baxay...
Waa qayb ka mid ah deeqo raashin iyo lacag isugu jira oo inta lagu jiro bisha Ramadaan ay Shirkada HORMUUD...
War hadda naga soo gaaray degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ku waramayaa in qarax gaari loo adeegsaday...
Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay dib u fasixiddii ay Kenya dib u fasaxday Xawaaladaha Soomaalida ee dalkeeda ka howl-gala, kuwaasoo...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Warbaahinta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Hirgelinta...
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay uga hadli doonaan xaaladda Dhaqaale iyo mida siyaasadeed ee ka jirta Dalka,...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax ayaa howlo kormeer ah ku tegay Goobaha ay ka socdaan Dhismaha Xarumaha Danta Guud ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho