Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa waxaa uu aqalka Congres-ka ee Dalka Mareykanka u gudbiyay codsi ah in ay taageeraan...
Wasiirka beeraha maamulka Koonfur galbeed Ee Soomaaliya Maxamed Xasan Faqi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay...
Abu dhabi- UAE, March 25, 2015 Dr. Abdisalan Hadilye Omar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta maalgashigashiga ee Soomaaliya oo maalmahan...
Kormeerkani maanta magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay uu ka sameeyay Guddoomiyaha gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu...
Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta loo soo gabo gabeeyay siminaar ku saabsanaa...
Wafdigani ka socday Bankiga Islaamka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, waxaana si weyn magaaladaasi ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan...
Bulshada ku dhaqan magaalada Dhuusa Mareeeb Ee Xarunta Gobolka galgaduud ayaa waxaa ay si diiran u soo dhaweeyeen booqashadii uu...
kulankaan oo ahaa mid wada tashi ah ayaa waxaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana uu ujeedkiisu ahaa sidii ay...
Safiirka dowladda turkiga ee Somalia mudane Olgan Baker ayaa manta booqasho ku tegay xarunta wayn ee jaamacadda SIMAD. Safiirka oo...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho