Howlgalkani Ciidamada Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
Guddomiye kuxigeenka degmada Xudur Aadan Cabdi Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidammada Xoogga Dalka ay howl...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in dib loo dhigay waqtiga la qaadi lahaa Imtixaannaadka dugsiyada waxbarasho ee gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka hesho Miisaaniyad xadidan beesha Caalamka, isagoo...
Markabka Dowladda Soomaaliya ay u dirtay in uu soo qaado Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo shalay ka soo shiraacday Dekeda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud shir jiraa’id uu xafiiskiisa ku qabtay ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo...
Imtixaana mideysan ee ay qaadeyso wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo lagu waday in uu ka...
Isagoo boqolaal dadweyne ah kula hadlayay masajidka weyn ee daawada oo ku dhex yaala suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Sheekh...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho