Ifraax Macalin Axmed oo ah Gabar Soomalaiyed oo u ololeysa arrimaha xaquuqal insaanka isla markaana dhawaan ku guuleysatay biladda haweenka...
Johannesburg, 14 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 25-aad ee...
Maxkamadda dambiyada caalamiga ah oo loo soo gaabiyo ICC ayaa dowlada Koonfur Afrika waxaa ay ka codsatay in ay xirto...
Ka dib munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xarunta safaaradda Talyaaniga ay ku leedahay magaaladda Muqdisho oo ay ka qeyb...
Munaasabadaan oo soo qaban qaabisay wasaarada caafimaadka xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho waxaana ujeedkeedu...
Maxamed Siyaad Cali Taliyaha saldhigga Boliiska ee degmada Jowhar ayaa sheegay howlgalo ammaanka laga xaqiijinayay ay ka sameeyeen xaafaddo ka...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Khaalid Cumar Cali oo soo gaba-gabeeyay booqashadiisa shaqo ee uu...
Ciidamada AMISOM ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal dahwaan deegaanka Jameeco oo ilaa iyo 18-kiilo mitir dhinaca...
Maamulka Galmudug ayaa ka dayriyay xaaladda nololeed dadka naafada ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli ay...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa sheegtay in la joojiyay diiwaan galinta arday cusub ee dooneysa in ay ka qayb...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...
ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho