Isagoo ka qeyb galayay barnaamijka kulanka jimcaha ee ka baxa todobaadkasta warbaahinta qaranka Soomaaliya ayaa wasiir dowlaha wasaarada arimaha gudaha...
Munaasabadani oo lagu xusaayay maalinta Bii’ada oo ay ka soo qeyb galeen wasiiro katirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa kulan ku aadan xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta...
Guddoomiyaha degmadda Waabari ee gobolka Banaadir ayaa kulan qado sharaf ah u sameeyay caruurta araga la’ ee dhigta dugsiga Al-...
Wax u qabashada bulshada kuwooda liita, so bandhiggidda dhibaatooyinka u baahan in wax laga qabyo iyo dhiiragelinta dadka kuwooda...
Kulankaan oo ay culimada Soomaaliyeed la qaateeen mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciidamo gaar ah oo loogu tala galay inay ilaaliyaan canshuuraha berriga ee ay...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay howsha wasaaradda arrimaha gudaha ay xilligan...
R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa magaalada Gineva ee dalka Swizerlnd shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha...
Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo ay si wada jir ah isaga kaashanayeen ciidamada nabadsugidda, booliiska iyo AMISOM ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho